(Sawirro) Madaxweyne Qoorqoor oo afur u sameeyey Xildhibaanada Galmudug

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa xarunta Madaxtooyada Afur sharfeed Ugu sameeyay Xildhibaanada Galmudug. Kulankan waxaa goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Cali Daahir Ciid, wasiirada Galmudug, iyo qaar kamid ah Xildhibaanada JFS. Waxaana kulankan ujeedadiisu aheyd mahadcelin iyo xoojinta wadashaqeynta xukuumadda iyo Barlamaanka. Madaxweynaha ayaa Gollaha Barlamaaka ugu mahadnaqay gudashada waahibkoodii dastuuriga ahaa … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne Qoorqoor oo afur u sameeyey Xildhibaanada Galmudug